Sidee Messi iyo xulka Arjentina loogu soo dhoweeyey dalkooda hooyo? (Sawirro)

Diyaaradii siday xulka qaranka Argentina ee ku guulaystay koobka aduunka ayaa gaartay magaalada Buenos Aires subaxnimadii hore ee saaka (December 20), iyadoo wadanku leeyahay fasax qaran oo lagu soo dhawaynayo kabtanka dalkiisa guusha u horseeday  Lionel Messi iyo kooxdiisa Dadweynihii kumamaanka ahaa ee isugu soo baxay saxafiyiinta iyo mas’uuliyiintii ku sugneyd dhabaha ay diyaaraduhu ku … Continue reading Sidee Messi iyo xulka Arjentina loogu soo dhoweeyey dalkooda hooyo? (Sawirro)